turumbo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

(muus.) Bigil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turumbo

bigil [m.l] (-llo, m.dh)
(muus.) Qalab muusig hawada ku shaqeeya, labada dacal ka furan, leh daloolo sawdkeeda lagu codeeyo oo sida badan ay ciidammadu isticmaalaan, turumbo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg