tusmee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

1. Wax tusmo u yeelid. 2. Buug tusmo u samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tusmee

tusmayn [m.f.dh]
eeg tusmee.

tusmaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la tusmeeyay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg