tusmo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Hab reer miyigu u dego meel cusub. 2. Calaamad la dhigo meel la degi rabo. 3. Taxanaha cinwaanada buug.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tusmo

fahraso [m.dh]
Kitaabka, meesha lagu qoro fasallada iyo kiiba bogga laga helo; tusmo.

tusmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Wax tusmo u yeelid. 2. Buug tusmo u samayn.

tus [m.l]
Humri kulul oo dhaca waqtiga kulaylaha; hogo.

tus [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-say, -stay)
1. Cid wax farta ugu fiiqid. 2. Is t.: laba qof isu keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg