tuudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Hal la rabo in la ogaado in ay rimantahay foori ugu yeerid. 2. Laf heen ka bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuudi

istuudiyo [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qol ama ka badan oo wararka, filmada iwm lagu duubo ama lagu keydiyo.

tuudin [m.f.dh]
eeg tuudi. ld tuudis.

tuudis [m.l]
ld tuudin.

tuu [Erey Dareen | Exclamation]
Juu!. ld tu'(2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg