tuuqsasho
(m.f.dh)

eeg tuuqso. ld tuuqsad, tuuqsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuuqsasho

dhiinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dhacaan yar, miro iwm ka tuuqsasho.

dhiiqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho.

tuuqsad [m.l]
ld tuuqsasho.

tuuqsi [m.l]
ld tuuqsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg