tuuryee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yaysay)Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuuryee ↴
tuuryayn [m.f.dh]
eeg tuuryee. ld tuuryo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg