tuwaal
(m.l) (-llo, m.dh)Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuwaal ↴
taweel [m.l]
ld tuwaal.
tuweel [m.l] (-llo, m.dh)
ld tuwaal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg