udgoonee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)

ld udgi. udgi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh udgoonee

udgi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax caraf u yeelid. ld udgoonee. udgoonee

udgoon [m.l]
1. Ur la jeclaysto oo carfoon. 2. Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.

udgoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ur la jecleysto leh ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg