udullub
(m.l)

Socod cagajiid ah oo ay sameeyaan dad jirro, caro iwm hayso.

udullub
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh udullub ↴

udullubi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley jirran si tartiib ah u wadid.

udullubid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udullub².

udullubin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg udullubi. ld udullubis.

udullubis [m.l]
ld udullubin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg