ufoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)1. Ka siqasho; ka yaqyaqsasho. 2. Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ufoo ↴
ufood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg ufoo.
dufoobid [m.f.dh]
eeg dufow². ld dufow¹.
luufood [m.l]
(bot.) Geed ka mid ah geedaha beeyada dhala.
uf [m.dh]
Faddare; qurun.
uf [Erey Dareen | Exclamation]
Eray la dhaho kolka ur qurmuun la dareemo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg