ugaaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Dabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugaaree ↴
ugaarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugaaree.
ugaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
ugaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg