ugan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Weel wax dab lagu qallajiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugan ↴
eber sugan [m.l] (fiis.)
Heerkulka ugu hooseeya
ee aragti ahaan suurtagala. Waa heerkulka
tamar socodka molikiyuulada iyo atamadu
uu ugu hooseyo, wuxuuna u dhigmaa -
273.15 C ama -459.67 F.
ugnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugan. ld ugnaansho.
aguugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la aguugay noqosho.
aguugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la aguugay ahaansho.
baduugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.
baduugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².
cugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
ld cuban¹.
cugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
ld cuban²; culan.
daguugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la daguugay noqosho.
ug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ku u.: wax dab ku qallajin.