ugbaad
(m.l)

1. Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin. 2. Dhul weli ugub ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugbaad

ugbaadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ugbaadso. ld ugbaadsi.

ugbaadsi [m.l]
ld ugbaadsasho.

ugbaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof ugbaad doonasho.

bacrin [m.dh]
Dhul carrasan oo wax ka soo bixi ogyihiin; ugbaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg