ugubi
(m.dh)Shimbir yar oo midabkeeda bey ah oo dhulka uun ku socota.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ugubi ↴
guumis [m.l] (-syo, m.dh)
Rati qaalin ugubi ku curatay. ld guubis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg