ulee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Wax ul la dhicid.

Mutuleel*

Dhagax midabo kala duwan leh oo guryaha lagu qurxiyo .marmar


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ulee

qaab-dhuleed [m.l] (-bab ..., m.l)
(jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiyo qaabka dhulka.

taag-dhuleed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dhawr kiilomitir kala baxsan.

taakulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld taakul.

tabaabulyo tabaabulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.

ulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ulee. ld ulays.

uleex [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Aayar u socosho.

uleexid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uleex.

uulee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Qaylo dheer samayn.

baasilas [m.l]
(baay.) Bakteeriya kasta oo qaab uleed leh ama u dhuuban sida usha.

ul [m.dh] (-lo, m.l)
1. (-lo, m.l) Qori dhuuban, geedaha laga goosto oo loo qaato in laysku daafaco ama xoolaha lagu raaco. 2. Lo'tiradeedu boqol (100) gaartay. 3. Tiro lo'ah oo gaar isula soofta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg