ultan
(m.l)

ld ultamid.

ultan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ultan

ulootan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
ld ultan².

ultamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ultan². ld ulootamid, ulootan¹, ultan¹.

ultansii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama ka badan ula yaryar oo laysla dhaco ku tartansiin (ciyaar).

ultansiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ultansii. ld ultansiis.

ultansiis [m.l]
ld ultansiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg