ultansii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Laba qof ama ka badan ula yaryar oo laysla dhaco ku tartansiin (ciyaar).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ultansii

ultansiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ultansii. ld ultansiis.

ultansiis [m.l]
ld ultansiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg