umaadad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh umaadad

umaad [m.l]
Geeri, mawd, dhimasho.

umaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley dhimasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg