umaamad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Maal aruursasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh umaamad

umaamadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld amaamudan.

umaamade [m.l]
ld amaamude.

umaamadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umaamad. ld amaamudid.

cumaamad [m.dh]
ld cimmaamad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg