umal
(m.l)

Caro ciilqab ah.

umal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-mlay, -mashay; -mli)

Caro ciilqab leh dareemid. ld umashoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh umal

umashoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof dareema caro ciilqab ah noqosho. ld umal².

umlid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umal². ld umashood.

dulkumalable [m.l]
Ilmo geel oo dhicis ah oo iayada oo sidkeedii waxyar ka dhimman- yihiin soo dhashay.

sumal [m.l] (-llo, m.dh)
Wan qoor ah oo idaha loo hayo.

sumalhaad [m.l]
Hiyikac walbahaar ku jiro.

sumalhaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sumalhaad ku ridid.

sumalhaadin [m.f.dh]
eeg sumalhaadi. ld su-malhaadis.

sumalhaadis [m.l]
ld sumalhaadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg