umashoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Qof dareema caro ciilqab ah noqosho. ld umal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh umashoo

umal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-mlay, -mashay; -mli)
Caro ciilqab leh dareemid. ld umashoo.

umashood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
ld umlid.

umlid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg umal². ld umashood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg