ummuladdoox
(m.l) (-xyo, m.dh)

1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad aan cidna la reebin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummuladdoox

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg