ummulbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Hooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysanayso u adeegid; nafaqgayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulbixi ↴
ummulbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummulbax².
ummulbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ummulbixi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg