ummulow
(m.l)

Cudur ku dhaca dumarka ummula.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ummulow

ummul [m.dh] (-lo, m.l)
Qof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.

ummul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ulay, -ushay)
Ilmo uur ku jiray dhalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg