unuungoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ooyay, -oysay)

Nafley madaxa ka jarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unuungoo

unuungoyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg unuungoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg