unuunufid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg unuunuf². ld anaanufid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unuunufid

anaanufid [m.dh]
ld unuunufid.

lafeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Lafo ruugid. 2. Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.

qunjuraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Xoolo meel unuunufid.

unuunuf [m.l]
Af-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf¹.

unuunuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg