uraad
(m.dh)

Saaca iyo waxtarka daaqu leeyahay. ld urshi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uraad

saac [m.l]
1. Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad. 2. Uraad; urshi.

urshi [m.dh]
ld uraad.

furaad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.

furaadsad [m.l]
ld furaadsasho.

furaadsasho [m.f.dh]
eeg furaadso. ld furaadsad, furaadsi.

furaadsi [m.l]
ld furaadsasho.

furaadso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Carruur furaad ku xambaarasho.

muraad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.

muraad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg