uriso
(m.dh)

Wax loo akhriyo in laysku nacsiiyo laba qof oo israbta ama is jecel.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uriso

uri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax urkooda dareemid. 2. Wax qurmin. Tus. “Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg