urursasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg ururso. ld aruursasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh urursasho

xaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho. 3. Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.

jaabeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Jaabo urursasho. ld jaabajaabeyso. jaabajaabeyso

aruursasho [m.f.dh]
eeg aruurso. ld urursasho, uruursasho.

burursasho [m.dh]
ld burbursasho.

dhawrtayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Dhawrto dad ka urursasho.

maqaraaruf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cunto yar dhulka ka urursasho.

rafaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Qalab iwm urursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg