uruursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld aruursan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uruursan

uruursanaan [m.dh]
ld aruursanaan.

uruursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aruursanaan.

abwaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Buug ama buugag taxane ah oo laamaha aqoonta oo dhami ku uruursanyihiin. 2. Nin curin iyo hal-abuur suugaaneed leh. 3. A. ah: nin garasho aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh. 4. (riw.) Qof riwaayadaha curiya.

xoonsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg