uruursasho
(m.dh)

ld aruursasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uruursasho ↴

unuunuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².

aruursasho [m.f.dh]
eeg aruurso. ld urursasho, uruursasho.

luflufo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
Hambo uruursasho.

tuunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel ku uruursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg