uskagow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Uskag yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uskagow

uskagoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uskagow.

uskag [m.l]
Wasakh ku taal jir dad ama dhar. ld uskug.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg