usur
(m.l) (-rro, m.dh)

Dhul jiq ah oo aan la mari karin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh usur ↴

yusur [m.l]
1. Madow oo dhalaalaya (midab dad). 2. Geed laftiisa madow laga sameeyo miraha tusbaxa.

busur [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Miro timireed oo heerkii bislaanshada gelaya.

jusur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-rro, m.dh)
Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.

musuraar [m.l]
ld musaraarid.

musuraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld musaraar².

musuraarid [m.dh]
ld musaraarid.

musuraarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld musaraarsan.

musuraarsanaan [m.dh]
ld musaraarsanaan.

musuraarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musaraarsanaan.

us [Erey Dareen | Exclamation]
Aamus!

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg