uuman
(m.l)

1. Jin, rooxaan. 2. ld uun¹.

uuman
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1)

(uunmay, uumantay; uunmi) Wax la abuuray noqosho.

uuman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4)

(uunnaa, uunnayd) Wax la abuuray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uuman

uunmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uuman².

uunnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uuman³. ld uunnaansho.

Alle [m.l]
(dii.) Ka aan dhimman ee adduun, aakhiro iyo inta uuman sameeyay ee iska leh, Eebbe, Ilaah, Waaq.

beel [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.

ganguuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-mnaa, -mnayd)
Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansh.

garruuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof). 2. Wax baarka sare laga jaray ahaansh.

guxuuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gamuuxan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg