uumis
(m.l)

ld uumin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uumis

uumin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uumi. ld uumis.

abuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax aan hore u jirin uumis. 2. Wax beerid.

guumis [m.l] (-syo, m.dh)
Rati qaalin ugubi ku curatay. ld guubis.

huyuumiso [m.dh]
ld hayaamiso (2).

tuumis [m.l]
ld tuumin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg