uumo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3)

(uuntay, uumatay) Ilaah wax abuurasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uumo

uumasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uumo.

alhuumo [m.dh]
Dhibaato weyn; belo.

dhuudhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
ld dhuundhuumo.

dhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
Meel aan muuqaalkiisa looga jeedin galid (nafley).

dhuumood [m.l]
Geed dheer, qodxo lahayn, laamo toosan, jilicsan oo dhuun laga dhigto leh.

dhuundhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
1. Dhuundhuumashow ciyaarid (carruur). 2. Isqarqarin; gaggabbasho. ld dhuudhuudhuumo.

ducuumo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-uuntay, -uumatay)
Si fool xun wax u cunid.

duumo [m.dh]
(daaw.) Cudur qandho qabow iyo kulayl isugu jirta leh oo dadku ka qaadaan kaneecada nooceeda dheddig.

garruumo [m.dh]
Abaahi aan dhammaystirayn (geel.

uu [mu.dhm.y]
Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”

uu [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg