uunrays
(m.l)

Dabagaalle; tukulush.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uunrays

dabaggaalle [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.

qoodow [m.l]
Dabaggaalle; uunrays.

tukulush [m.l]
Dabaggaalle; uunrays; soongur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg