uurayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Uur yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurayso

uuraysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurayso.

daruurayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Cir, daruur yeelasho. 2. Meel naq leh u guurid. 3. Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho.

gaashaambuurayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cid gaashaambuur la noqosho. ld gaashaam- buurso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg