uurdhagaxow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xoobay, -xowday)

Uurdhagax noqosho (qare).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurdhagaxow

uurdhagaxoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurdhagaxow.

uurdhagax [m.l]
Qare adag oo aan la jebin karin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg