uurkubaalle
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-layaal, m.l/dh)

1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Faras ama nin aad u dheereeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurkubaalle

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg