uurkuhar
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Ilmo aabihiis dhintay iyagoo uurka ku jira.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurkuhar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg