uurkusiddo
(m.dh)

Utun iyo ciil uurka ku raaga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurkusiddo

uurkuqaad [m.l]
Illaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkusiddo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg