waab
(m.l) (-bad, m.l/waab, m.dh)1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo. 3. Hoose birta lagu tumo.
waab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waab ↴
waabaay [m.dh]
ld waabaayo. waabaayo
waabaayayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabaayee. waabaayee
waabaayaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la waabaayeeyey ahaansho.
waabaayaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabaayaysan. ld waabaayaysnaansho. waabaayaysan, waabaayaysnaansho
waabaayaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld waabaayaysnaan. waabaayaysnaan
waabaayee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo
marin.
waabaayo [m.dh]
Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay². waabaay, waabay, sun, mariid
waabaayoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabaayow. waabaayow