waaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax la waabay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaban

waabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaban. ld waabnaansho. waabnaansho, waaban

biirjeex [m.l] (-xyo, m.dh)
Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex.

sawaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Dhan-dhaan ahaansho.

waab [m.l] (-bad, m.l/waab, m.dh)
1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo. 3. Hoose birta lagu tumo.

waab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Geed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg