waaciidso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cid kaalmaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaciidso

waaciidsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaciidso. ld waaciidsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg