waagid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg waag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waagid

waag [m.l]
Socod badan oo wax lagu baadigoobayo.

waag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Socod badan samayn iyadoo wax la baadigoobayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg