waajibayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Qof wax samayntooda waajib isaga dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waajibayso

waajibaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waajibayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg