waajibid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg waajib².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waajibid

waajib [m.l] (-baad, m.l)
1. Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto. 2. Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.

waajib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg