waalayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Waalo cayaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waalayso

waalaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waalayso.

waalay [m.l] (-yo, m.dh)
Qaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg