waansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Cid wax la waaniyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waansan

waansanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waansan. ld waansanaansho.

waansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld waansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg